Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

faaqidaada ciyaaraha

Waxaad kaga qeyb qaadan kartaa dhismaha masjidka jaamaca ee magaalada Baydhabo adigoo u marsiinaya sadaqadaada xisaabaadka hoos ku qoran, ogow walaal sadaqadaan waxay kuu soconeysaa ajarkeeda inta aad nooshahay iyo marka aad dhimato intaba

 

Dahabshii  D0009350

Bakaal                 XMR012

Amal 0508-04-45721-1001

Xulka Cameroon oo looga badiyey 2-1 iyo Eto'o oo kaga baxay garoonka ciyaaraha niyo jab kadib markii ay waayeen fursadii ugu damebeysa oo rajadoda ku xirneyd inay badiyaan.

Xulka Gana oo bar baro la galey dalka Australia 1-1 taasoo u sahashey inuu hogaamiyo Group-kiisa.

Xulka Nageria oo noqdey kooxdii ugu horeyse wadankeeda ku laabata kadib 2 ciyaarood guul daro isdaba joog ah.

 

Serbia oo u diidey Germany mar labaad inuu bacbuuxsi ku sameeyo dhibcooyinka u wada dhexeeya kadib markii ay kaga badisey 1-0

 

Maxico oo cashar lama iloobaan ah u dhigtey xulka dalka faransiiska oo rajo yar ka qaba inuu soo gaaro wareega labaad kadib markii lagaga badiyey 2-0

Xulka Aljeria oo aad ugu farxa barbaraha ay la galeen Xulka lagu tiriyo kooxaxa ugu awooda badan kubada cagta ee xulka UK

 

Ivory Cost oo dhor jeer handadey ciyaartii shaley ku dhamaatey 0-0 ayaga iyo xulka portugal

xulka Brazil oo 3 dhibcood u amaan gashey kadib markii 2 -1 kaga badiyey xulka Norht Koria

13-6-2010 BDM Media xulka jarmalka oo awood u sheegtey xulka Australia.

 

 

13-6-2010 BDM Media Libaaxyada Ghana oo noqdey kooxdii ugu horeysey Africa ah oo 3 dhibcood jaabkooda ku shubtey sanadkaan

xulka Slovenia oo u diidey Aljeria inay xaqiijiso  rajadii carabta kadib guuldaradii ku dhamaatey ciyaartii dhexmartey ayaga iyo Algeria 

Natiijooyinkii ugu dambeeyey

 

 

 

 

 

 


Waxaad kaga qeyb qaadan kartaa dhismaha masjidka jaamaca ee magaalada Baydhabo adigoo u marsiinaya sadaqadaada xisaabaadka hoos ku qoran, ogow walaal sadaqadaan waxay kuu soconeysaa ajarkeeda inta aad nooshahay iyo marka aad dhimato intaba

 

Dahabshii  D0009350

Bakaal                 XMR012

Amal 0508-04-45721-1001

 

www.Bdigilmirifle.com